Wasiirka Amniga oo si adag uga hadlay Banaan baxyada Facebook laga abaabulayo

Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Abuukar Isloow ayaa si adag uga hadlay banaan baxyo maalmihii lasoo dhaafay abaabulkiisa laga dareemayay baraha bulshada. Wasiir Maxamed Abuukar Islow ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya aysan marnaba aqbali doonin banaan baxyada uu sheegay in laga abaabulayo baraha bulshada gaar ahaan barta Facebook. Waxa uu sheegay Wasiirka in … Continue reading Wasiirka Amniga oo si adag uga hadlay Banaan baxyada Facebook laga abaabulayo